Ururka Midowga Yurub ayaa maanta qiray in iyaga iyo NATO aysan awood u laheyn in ay nabada ku soo caliyaan Soomaaliya xitaa hadii ay adeegsadaan awood militari.Wasiirka arimaha dibada ee wadanka Spain oo islamarkaana ah madaxa siyaasadda ee arimha dibadda ee midowga Yurub Meekawiil Mishal ayaa sheegay in Midowga Yurub iyo isbaheysiga NATO aanay awood u laheyn in ay nabad ku soo celiyaan wadaka Soomaaliya xitaa hadii ay isticmaalaan awood militari.Isagoo ka hadlayay shir looga hadlayay arimaha…See More

Ururka Xisbul Islaam ayaa sheegay in uu wado qorshayaal uu ku rarayo goobaha Shidaalka lagu iibiyo ee kuyaal Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho si loo yareeyo qasaaraha ka dhasha hadii uu dab ka kaco Suuqaasi.Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam ee gobolka Banaadir Macalin Xaashi Max’ed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho waxaa uu sheegay in ay wadaan qorshayaal ku aadan inay raraan goobaha shidaalka lagu iibiyo ee kuyaala Suuqa Bakaaraha kuwaasi oo uu sheegay inay ka…See More